Xildhibaan Dr Cabdirashiid Jilley ayaa warbaahinta ka horsheegay “Xildhibaanada walaalaheena ah raali gelinta waanka guddoonnay,Waxaan Bulshada kula dardaaramayaa inaan laga shaqeynin kala fogeynta dadka Soomaaliyeed oo laga shaqeeyo dowladnimada iyo Difaaca Qaranka ”.
Leave a Reply