
Duqa Magaalada Garowe ee Caasumada Maamulka Puntland Cabdiqaadir Maxamed Maxamuud Geeddi ayaa ka hadlay dabkii xalay ka kacay gaalun shidaal oo ku taala Garoowe waxuuna yiri ” Caawa Shacab iyo Dawladba Maysan u kala harin daminta Dabkaas , Walaalaheen Waxaan la qaybsanaynaa Dhibka soo gaaray , Ilaahayna Waxaan uga Baryeynaa inuu badal Khayr qaba Siiyo “.
Leave a Reply