Puntland oo Soo Dhaweysay Mowqifka Laftagareen eedeyna U jeedisay Madaxda Dowlada

puntland

Wasiirka Warfaafinta Dawladda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa soo dhaweeyey mawqifka madaxweynaha Koonfur Galbeed uu ka qaatay arimaha Federalka Soomaaliya.

Wasiika ayaa sheegay in Madaxwayne Xasan Shiikh uu xilalkii ka qaaday dhaman masuuliyintii dalka, shirwalaba isaga iyo gabadhiisa baa taagan.

Dhanka kale Wasiirka Warfaafinta Dawladda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa Baarlamaanka Soomaaliya ugu baaqay hadii Xasan Sheekh idin caburiyay Garowe imaada iyadaa lagu shaqayn karaaye.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.