Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan wasiirka qorsheynta Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, xildhibaanno ka tirsan BFS, mudnaayaal ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda Galmudug ay ku shaqeyn doonto.
Leave a Reply