Wax ka Ogoe Safarka Ra’iisalwasaare Xamse uu Ku Tagay Baydhabo

Xamse

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Safarka Ra’iisul Wasaaraha ayaa qayb ka ah dadaallada xoojinta wada shaqaynta dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed. Iyada oo laga wada hadli doono dardar-gelinta dagaalka ka dhanka ah AS arrimaha siyaasadda, amniga,horumarinta dhaqaalaha iyo Qilaafkii ka dhashay Ciidamada Itoobiya iyo Masar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.