Daawo:Xildhibanada 2 Aqal oo Sameystey Gole looga Soo horjeedo Dowlada Xasan Sheekh

xasansheekh

Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka oo ku dhawaaqay gole ay ku mideysan-yihiin kana shaqeynaya midnimada iyo difaaca dalka, doorasho waqtigeeda ku dhacda iyo la xisaabtanka hay’adaha dowladda. Iyo Madaxda Dowlada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.