DaawoLaftagareen oo Xamse u Sheegay in wadinayadii Beenta ahayd laysku Fahmay

lafatagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo Xaflad isugu jirtay Casha Sharaf iyo Sagootin ugu Sameeyey Wafdiga uu Hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamza Abdi Barre

Madaxwayne Laftagareen oo ka hadlay arimo badan ayaa sheegay bulshada Koonfurgalbeed inay soo jeedaan oo sidii hore ahayn hadana lagu qaldayn wadaniyad aan jirin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.