Madaxweynaha Dowladd Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay shirweynaha dardargelinta dedaallada nabadeynta Gobolka Mudug oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa jeediyay khubad dheer oo taabaneysay dhinacyada bogaadinta wada shaqeynta labada Dowladood ee Galmudug iyo Puntland, muhiimadda nabadda, dagaal beeleedyada iyo dhibaatadooda iyo bogaadinta beelaha qaatay nabadda.
Leave a Reply