Hay’ada Duulista Hawada oo Ka hadashay Xayiraada Diyaaradaha u duulaya Baydhabo

garoon

Diyaarado dad shacab ah qaadi lahaa oo ku sii jeeday magaaalada Baydhabo ayaa saaka lagu xanibay garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho.

Lama oga cida uu kasoo baxay amarka lagu xanibay diyaaradahaan shacabka u qaadi lahaa magaalada Baydhabo balse xubno ka tirsan Koonfur-galbeed ayaa xayiraada Diyaaradaha ku eedeyay Dowpada Soomaaliya.

Qoraal ka soo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu cadeeyey in duulimaadyadii tegi jiray magaalada Baydhaba aysan waxaba iska bedelin oo sidoodii ay ugu safraan magaaladaas, balse ha’ada Duulista masheegin sababta Subaxnimadii maanta diyaaradaha loo xanibay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.