
Madaxwayne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey masaajidka Madaxtooyada ayaa ka iska fogeeyey dadka aflagaadeynaya Siyaasyiinta iyo bulshada Soomaaliyeed waxuuna yiri “Cid Wakiil iiga ah oo aan u dirsaday ama kala dardaarmay inay Qof Soomaaliyeed ii aflagaadeyso ma jirto, Xukun iyo Siyaasadna kama raadinayo”.
Leave a Reply