Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Daahfurey Mashruuca Iftiiminta Xaafada Barwaaqo ee Magaalada Baydhabo oo Hirgelintiisa ay iska Kaashanayaa Dowladda Koonfur Galbeed iyo Dowladda Ingiriiska.
Munaasabada Daahfurka Mashruuca waxaa ka qeybgalay Wasiiro, Xildhibaano, La Taliyaal, Maamulka Gobolka Baay kan Degmada Baydhabo, Madaxda Shirkada BECO iyo Marti Sharaf kale.
Leave a Reply