
Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Ddni ayaa ka hadlay aflagaadadii Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka DFS Bashiir Macalin Cali isagoo Shacabka Reer koofurGalbeed Ku Tilmaamay Dhashii Itoobiyaanka .
Madaxwayne Deni ayaa yiri “masuul Dowladeed qeyb kamid ah bulshada uu Soomaalinamada ka saaro oo aan talaabo laga qaadin waa arin ugub ah”.
Leave a Reply