Daawo:Buuq Ka dhashay Barlamaanka iyo Diyaaradii laga Reebay Ciirow

barlaman

Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdullahi Ciirow ayaa saaka Nabad sugida Garoonka Aadan Cade u diiday in uu u safro Magaaladda Baydhabo.

Xildhibaanka ayaa markii uu garoonka tagay lagu wargeliyay in uusan u socdaali karin Baydhabo.

Xildhibaan Ciirow ayaa isku dayey inuu kulanka Golaha dhacabka uga warbixiyo falkii ay kula ka kaceen ciidamada nabadsugida waxaan halkaas ka dhashay buuq iyo sawaxan.

Xildhibaan Sareedo oo iyaduna kasoo jeeda Koonfur-galbeed ayaa dhawaan sidaan oo Kale looga hor istaagay in ay ka dhoofto garoonka Aadan Cadde.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.