
Gaari walxaha qarxaha laga soo buuxiyey ayaa ku qarxay agagaarka maqaayad cunto oo kutaala dhabarka danbe ee guriga hooyooyinka.
Maqaayada la hordhigay gaariga ayaa waxaa lagu magacaabaa Geel-doox waxaana qaraxaas gaystay dhimasho iyi dhaawac sida ay sheegayaan dad goobjoogayaal ah.
DEG DEG: Gaari walxaha qarxaha laga soo buuxiyey ayaa ku qarxay agagaarka maqaayad laga cuno Muufada oo kutaala dhabarka danbe ee guriga hooyooyinka. Maqaayada la hordhigay gaariga ayaa waxaa lagu magacaabaa Geel-doox waana mid aad u mashquul badan. Qasaaro kal duwan ayaa lasoo sheegayaa.
Leave a Reply