Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay Hindise sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka,waxaana ogolaatay 137-Xildhibaan, 2 Xildhibaannna waa ay ka aamuseen.

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply