Daawo:Waxgaradka Caabudwaaq oo Xasan Sheekh iyo Dowladiisa eedayn Usoo Jeediyey

xasansheekh

Odayaasha Guurtida Beelaha Sadde (Mareexaan) oo shir Jaraaid Qabtay ayaa Ka hadlay Dagaal Beeleedyo kala duwan oo ka dhacay deegaannada ay Beeshu degto, waxayna eedeyn usoo jeediyeen Dowlada Xasan Sheekh.

Odayaasha dhaqanka ayaa Sheegey in Duulaan ay Beello kala Duwan isku soo Bahaystay Lugu Soo Qaadey deegaanada ay Beeshu Degto.

Dhaqanka Beellaha Sadde ayaa dowladda Dhexe iyo Galmudugba in ay ku Milmeen dagaal Beeleedyada ayna Hor istaageen Adeegyadii Bulshada oo ay Garoomadu ka Mid Yihiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.