Maamulka Caabudwaaq oo booqday garoonka Diyaaradaha ayaa cadeeyay inaysan caqabad aysan kajirin.

Guddoomiyaha degmada Caabudwaaq Muxiyadiin Aadan Wali, guddiga garoonka diyaaradaha iyo Taliyaha Booliiska saldhigga Caabudwaaq oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ayaa sheegay in aysan wax dhibaato ah kajirin habsami usocodka shaqada garoonka oo si nabad ah diyaaraduhu ku dagaan.

Masuuliyiintaan ayaa sidoo kale sheegay in aysan wax caqabad ah ku keeni karin duulimaadyada garoonka hadal baraha bulshada lagaliyay, Waxay xuseen in meesha beelahu ku dirireen masaafo ahaan garoonka ay ujirto kudhawaad 40KM.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.