Shirweynaha Dalxiiska oo Muqdisho ka Furmay Iyadoo dalka uusan ka Jirin Amni
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daahfuray Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya iyadoo dalka uusan ka jirin amni laysku halayn karo. […]