Miyaa La Gaaray Riyadii Itoobiya Ee Ahayd Soomaaliya Waa qayb kamida Itoobiya?!!
Waxaa laga yaabaa in qofka Soomaaligaa uu la yaabaa su’aasha sare ee aan Bulshada Soomaaliyeed u soo jeediyey, haddana layaab ma leh haddii aad maskax […]
Waxaa laga yaabaa in qofka Soomaaligaa uu la yaabaa su’aasha sare ee aan Bulshada Soomaaliyeed u soo jeediyey, haddana layaab ma leh haddii aad maskax […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ugu tagay qoyska Allaha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi (Fara-Cade), si uu […]
Diyaaradaha Daalo Airlines iyo Ethiopian Airlines ayaa maanta ka baaqday safarkii ay ku iman lahaayeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso. Mas’uuliyiinta Puntland ayaa tallaabadan ku […]
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maanta ka qeybgalay Shirweynaha dedaaladda nabadeynta Gobolka Mudug ayaa khudbad ka jeediyey shirkaas..
Madaxweynaha Dowladd Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay shirweynaha dardargelinta dedaallada nabadeynta Gobolka Mudug oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa jeediyay khubad […]
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daahfuray Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya iyadoo dalka uusan ka jirin amni laysku halayn karo. […]
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo Xaflad isugu jirtay Casha Sharaf iyo Sagootin ugu Sameeyey Wafdiga […]
Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka oo ku dhawaaqay gole ay ku mideysan-yihiin kana shaqeynaya midnimada iyo difaaca dalka, doorasho waqtigeeda ku dhacda iyo […]
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta munaasabad kooban oo ka dhacday Bakhaarrada keydka SoDMA waxa uu Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya dalkeenna […]
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Baydhabo odayaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed, kaas oo looga hadlay […]
Beesha Mudulood oo Kitaabka Qur’aanka kariimka ku raali gelisay Xildhibaanada iyo bulsho waynta Koonfur Galbeed.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed […]
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan wasiirka qorsheynta Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, xildhibaanno ka tirsan BFS, mudnaayaal ka tirsan labada gole […]
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay difaaca qaranimada iyo midnimada bulshada ayaa ku booriyay shacabka Soomaaliyeed inay ilaaliyaan wadajirka iyo madaxbannaanida dalka. Sidoo […]
Wasiirka Warfaafinta Dawladda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa soo dhaweeyey mawqifka madaxweynaha Koonfur Galbeed uu ka qaatay arimaha Federalka Soomaaliya. Wasiika ayaa sheegay in Madaxwayne […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes