Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo Kamida Xildhibaanada Dowlada Soomaaliya ayaa Sheegay hadalo ka dhan ah Madaxwaynaha Koonfurgalbeed Soomaaliya.
Xildhibaan Jeesow ayaa yiri ,”Madaxwayne Xasanoow Laftagareen isagoo Itoobiyaan taageersan ayuu ku yimid yuusan bixin ee Celi, Hubka uu wato aniga Jeesoow ah ayaa ka qaadaya ee ii fasax”.
Leave a Reply