Daawo:Gudlaawe ayaa Jowhar kaga qeyb galay xuska sannad guurada 8-aad ee Hirshabeelle

Guudlaawe

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa aqalka Madaxtooyadda Hirshabeelle ee Magaalada Jowhar kula xafladeynayo masuuliyiin heer federal, heer Dowladda Hirshabeelle iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Munaasabada ayaa lagu soo bandhiggay muuqaal muujinayo xornimada iyo xasiloonida kaddib markii laga adkaaday Khawaarijta iyadoo dhammaan deegaanadaasi uu socod ku maray Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.