Sawiro:Aadan Madoobe oo U dhoofay Imaaradka Carabta iyo Ujeedka Safarkiisa

Aadanmadoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhigiisa dalkaasi.

Safarka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) waxaa ku wehliya guddoomiyaha Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaanadda Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta iyo xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ku matala Baarlamaanka Jaamacada Carabta.

Waxaana la ogayn waxa ay kawada hadlayaan Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Dhigiisa imaaradka Carabta.

Horay waxaa Safar ku tagay imaaradka Carabta Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.