Sawiro:Xasan Sheekh oo ka qaybgalay qado sharaf uu Xamse u sameeyey xubnaha wadatashiga Qaranka

xasansheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay qado sharaf uu  Ra’iisul wasaaraha xukuumadda FS mudane Xamsa Cabdi Barre ugu sameeyay xubnaha golaha wadatashiga Qaranka oo Muqdisho shir uga socdo.

Ra’iisal wasaare Xamse ayaa sheegay in wali ay socdaan wadatashiyada ay leeyihiin xubnaha shirkaka qaybgalaya, islamarkaana dhawaan la soo saari doono war-murtiyeed rasmi ah oo ku aadan waxyaabihii shirka looga wada hadlay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.