Daawo:Heestii Gafuur Taag ee Dowlada Soomaliya usoo qaaday Axmed Madoobe

Axmedmadoobe

Dowlada Soomaaliya ayaa hees ay ugu magac dartay Gafuur taag lama ogola ka baahisay warbaahinta qaranka taas oo loo qaaday Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo dhawaan ka carooday shirka madasha qaran.

Heestaan gafuur taag lama ogola waxaa qaadaya kooxda hiddo waxaana curiyey abwaan Xir Dhuux.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.