Madaxweynaha Dowladda koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Dhagax dhigay Terminalka Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo oo si Casri ah loo dhisayo.
Munaasabada Dhagax Dhiga Madaxweynaha waxaa ku wehlinayey Wasiiro ka Tirsan Dowladda Koonfur Galbeed, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Madaxda Shirkada Asal Airport oo dhisaysa Terminalka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo.
Leave a Reply