
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mudane Michael Nithavrianakis.
labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dalka, gaar ahaan taageeradooda ku aaddan hey’adaha amniga dalka.

Leave a Reply