Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa ka hadlay khariirad ay baahisay Dawladda Somalia oo ay
qaybo kamida gobolka Mudug ku tilmaamtay meelo lagu muran san yahay.
Khariiradan oo ay shalay dawladda Somalia baahisay ayaa waxa kale oo ay ku sheegtay in qaybo ka mida gobollada Sool iyo Sanaag ee Somaliland ay yihiin iyaguna meelo ay ku muran san yihiin Puntland iyo Somaliland.
Khariiradan ayaa dood badan ka dhalisay baraha bulshada iyo Xildhibaanada iyagoo ka hsdlay inaan Hirshabeelle iyo qaybo Galgaduud kamid ah Lagu Soo Diran.
Leave a Reply