
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan casho ah la qaatay Xildhibaanada Labada Aqal ayaa baaq u jeediyey Madaxwaynayaasha Jubbaland iyo Puntland.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa madaxda dowlad goboleedyada ee shirka ka maqan ka codsaday inay yimaadaan miiska wadahadalka.
Leave a Reply