
Muxuu Yahay Heshiiska Is Afgarad ee ka dhaxeeya Soomaliya iyo Tanzania oo Wasiirada Ansixiyeen
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey Heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Tanzania, kaas […]