Sheekh Daahir Axmed Cabdullaah ayaa waxuu kamid ahaa rag iska dhigaayey mucaaradka Axmed Madoobe kuwaas oo la magac baxay Isbadal doonka Jubbaland markii dambana heshiis kula galay Axmed madoobe Magaalada Nairobi.
Sheekh Daahir Axmed Cabdullaahi ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha ee maamulka Jubbaland.
Musharaxa ayaa qabtay shir jaraa’id oo uu ku sharaxay qorshihiisa siyaasadeed ee u dagsan,xaaladda guud ee ku gadaaman doorashada Jubbaland iyo qodobo kale.
Leave a Reply