Masuul Kale oo Ka Tirsan Dowlada Xasan Sheekh oo Iscasilay

Wasiir

Waxaa isi soo taraya Masuuliyiinta Kasoo Jeeda Jubbaland iyo Puntland oo ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Iska Casilaya Xilka ay hayeen.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekadaha XfS Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi ayaa Iska casilay xilkii Wasiir ku xigeenka Dekadaha XFS.

Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi oo ah xildhibaan Golaha Shacabka ah Deegaan doorashadiisuna tahay Dawlada Puntland ayaa XFS ku eedeeyay in ay Waddo Abuurista iyo hurinta Colaado Sokeeye iyo kala qaybinta Shacabka Somaliyeed gaar ahaa Deegaanada Puntland iyo Jubbaland.

Is casilaadda Wasiir ku xigeenka wasaaradda Dekadaha XFS ayaa noqonaya Masuulkii Saddexaad ee ay XFS maalmo gudahood ku dhumiso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.