
Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS, oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay S/Gaas Odowaa Yusuf Raage, si loo dardargeliyo difaaca dalka iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta.
S/Gaas Odowaa Yusuf Raage ayaa waxaa xilka Ciidamada horay u Magacaabay Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kadibna waxaa xilka Ciifsmada ka qaaday Xadan Sheekh.
Leave a Reply