Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dhalliilay siyaasadda xukuumadda uu madaxda ka yahay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa yiri ” Doorasho warkeeda laga hadlaayo iska daaye xaalku wuxuu taagan yahay in xukuumadda hadda jirta la waayo wax lagala wareego”.
Leave a Reply