Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS ayaa maanta ansixiyay xeerka dhisida Guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, iyagoo Akrinta 2-aad marsiiyay xeerka Ururada iyo Xisbiyada.
Warsaxaafadeed kasoo naxay Maamulka Jubbaland ayaa sidaan u qornayd.
Dowladda Jubbaland waxay markasta u taagan tahay ilaalinta Dastuurka, qawaaniinta iyo xeerarka u yaala dalka, DFS waxay maalmahan dambe caadeysatay ku tumashada Dastuurka iyo xeerarka kale ee dalka u yaala iyo la tashi la’aanta Dowladaha xubanaha ka ah Dowladda Soomaaliya ee arimaha masiiriga ah ee taabanaya masiirka umadda Soomaaliyeed.
Leave a Reply