Faysal Cali Waraabe oo Ku Fashilmay Siyaasadii Somaliland

waraabe

Sida guddigu Doorashada Somaliland shaaciyeen tartankii ururada siyaasadda iyo xisbiyada waxaa ka soo baxay saddex Xisbi kuwaas oo noqon doona saddexda xisbi ee jaangooya arrimaha siyaasadda Somaliland .

Sida guddigu ku dhawaaqeen waxaa soo baxay Waddani, Kulmiye iyo Kaah oo noqon doona Xisbiyada Somaliland sanooyinka soo socda.

Marka laga soo tago ururada siyaasadda ee doorashada ku haray, waxaana isna meesha ka baxay Xisbigii Ucid oo muddo ka jiray Somaliland, halka ay soo noqdeen labadii Xisbi ee Ucid uu saddaxda ku ahaan jiray waa Waddani iyo Kulmiye, iyadoo booskii Xisbiga Faysal Cali Waraabe uu hadda galay Kaah oo uu hoggaamiyo siyaasiga caanka ah ee Maxamuud Xaashi.

Faysal Cali Waraabe ayaaanan laga filayn inuu iscasilo isagoo ah nin xukun Jecel.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.