Waa Kuma Gudoomiyaha Cusub ee Barlmaanka Jubbaland

Barlamaanka Juubalanad ayaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee jubbaland ku doortay Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Jubbaland.

Xildhibaan Sheikh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa mar labaad loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowalada Jubbaland kadib doorasho ka dhacday hoolka shirarka Daawada ee magaalada Kismaayo.

Doorashada oo ay ku tartmay laba musharax oo kala ah xildahibaan Sheikh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan iyo Xildhibaan Ismaciil Cabdi Kerow.

Xildhiban Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa helayay codad dhan 65 cod halka Xildhibaan Ismaciil Cabdi Kerow uu helay 7 Cod.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.