Daawo:Wasiirka Amniga Jubbaland oo Baladxaawo Warbaahinta Kula Halday

Dhuumaal

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlada Jubbaland Ganeral Yuusuf Xuseen Cusmaan Dhuumaal ayaa warbaahinta Kula hadlay Dagmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo oo Safar Shaqo uu ku tagay, waxuuna ka warbixiyey Ciidamada dowlada gaysay raascambooni iyo qilaafka Siyaasadeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.