Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Naafada Adduunka oo sanad walba Maanta oo kale laga xuso dunida oo dhan. Waxuuna ka hadlay ciidamada Dowladu gaysay Raaskambooni.
Xamse ayaa sheegay Maamulka deegaanka Raas-kambooni inay Jubbaland ka codsadeen in Ciidamo lageeyo goobihii ay ka baxeen ATMIS si shabaab u qabsan waana diiday Kadibna Dowlada ayaa ka jawaabtay oo ciidan geysay.
Leave a Reply