Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay hadal uu sheegay Wasiirka arimaha Gudaha Puntland Cabdi Faarax Juxaa oo ahaa inuu Madaxwayne Xasan Sheekh yahay Saaqid.
wasiir kuxigeenka wasaarada warfaafinta Soomaaliya Alcadaala ayaa yiri “Juxa labo taariikhood buu leeyahay, mid anshax xumo uu sameeyay ah buuggiisa ayuu ku qoray, isagoo madaxu cadaaday in uu meel lasoo fariisto doorkii uu ku lahaa burburkii dalka waa nasiibdaro”.
Leave a Reply