Culimada Ahlusuna oo Muqdisho Ka Cilaamiyey Dagaal ka dhana Muqtaar Roobow

muqtaar

Qaar Kmaida Culumada Ahlusuna ee Magaalada Muqdisho ayaa iclaamiyey Jihaad ka dhana Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha diinta XFS Muqtaar Roobow Abuu Mansuur.

Culumada ayaa sheegay inuu Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha diinta XFS Muqtaar Roobow Abuu Mansuur uu Xiray masaajidkii ay ku cibaadaysanyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.