Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa diiday inuu ka qayb qaato isaga iyo xukuumadiisa dhismaha Buudooyinka Gobolka Gedo ee Roobaabka Burburiyeen gaar ahaan buundooyinka Baardheere iyo Buurdhuubo.
Madaxwayne Xasan iyo Xukuumadiisa ayaa intii ay ka qayb qaadan laahyeen dhismaha Buundooyinla Gedo bedelkeeda waxay Gedo u direen diyaarado wada rasaas taas oo aysan bulshada Gedo dan ugu jirin.
Leave a Reply