Daawo:Askartii dagaalka Raaskanbooni lagu qabtay oo Qoryihii Lagala Haray ayaa laga sagootiyey garoonka

Ciidam

Maamulka Jubbaland ayaa maanta mar kale sagootisay qeybtii labaad ee dhalinyaradii lagu soo qabtay dagaalkii ka dhacay Raas-kaambooni, iyadoo diyaarad loo saaray magaalada Muqdisho.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland, iyo Taliyaha Qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga, ayaa goobjoog ka ahaa sagoontinta dhalinyarada, kuwaas oo Xasan Sheekh uu ku soo khaladay deegaanka Raas-kaambooni.

Askartii lagu qabtay dagaalkii Raaakambooni ayaa hubkii iyo saanadii Milatari lagala haray waxaana lasoo diray iyagoo qorina wadan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.