Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo uu Wehliyo Wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Cabdifataax Maxamed Cali ayaa Xariga ka jaray Xarunta Wasaarada Kaluumaysiga oo laga Dhisay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Wasiiro, Xildhibaano, La Taliyaal,Maamulka Degmada Baydhabo, Agaasimaha Madaxtooyada, Saraakiisha Hay’addaha Amniga iyo Marti Sharaf kale ayaa Goobjoog ahaa Munaasabada Xarig Jarka Wasaaradda Kaluumaysiga.
Leave a Reply