Daawo:Laftagareen oo Baydhabo Ka Hawlgalieyey Xabsi Lagu Xirayo Dambiilayaasha

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka Qeybgalay Xaflada Howl-Gelinta Xabsiga Cusub ee Magaalada Baydhabo oo Qaab Casri ah loo Dhisay

Wasiirka Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka XFS, Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Dalka, Goliyaasha Dowladda Koonfur Galbeed, Saraakiisha Hay’addaha Amniga, Madax ka socotay Hay’aada ka Shaqeeya Xabsiyada ayaa Goobjoog ahaa Xaflada Howl-Gelinta Xabsiga Cusub ee Magaalada Baydhabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.