Munaasabada 6-Sano Guurada Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Caawa lagu qabtay Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Taasi oo ay ka Qeybgaleen Masuuliyiin kala duwan.
Madaxweyne Laftagareen ayaa shaaciyey in shacabkiisa ay dan u tahay doorasho qof iyo cod ah, KGS na ay noqonayso meesha ugu horeysa ee Soomaaliya lagu qabto.
Leave a Reply