Xamse oo aan Ka Hadlay Fashilkii Raaskambooni ayaa eedeeyey Axmed Madoobe

Xamze

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo mas’uuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda ayaa xalay magaalada Baydhabo uga qeyb galaya munaasabadda lix sano guurada ka soo wareegtay muddo xil-haynta Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Koofur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen).

RW Xamse oo eedeeyey Axmed Madoobe ayaa yiri “Laftagareen wuxuu ka duwan yahay kuwo badan oo tareenka uga dhacay wax aan macno laheyn oo dadkoodii ku hor fashilmay, ku hor kufay, oo aad ogtihiin dhibta ka jirta deegaanadooda”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.