
Ra’iisal Waaaare Kuxigeenka XFS Saalax Axmad Jaamac oo ka qayb galay bandhiga ganacsiga Soomaaliya ayaa sheegay warbixinta Tirakoobka Ganacsiga waxay fure u tahay qorsheyaasha horumarineed ee dalka, iyadoo naga caawinaysa in aan si sax ah u fahanno caqabadaha iyo fursadaha ganacsi ee dalka.
Leave a Reply