
Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa sheegay inay u yimaadeen Garbahaarey aragtida bulshada dhageystaan, dalkana doorasho qof iyo cod ah ayuu aaday gobolkaan hormuud inuu u noqdo ayaan rabnaa, Gedo waxaa dayacay Eedeysane Axmed Madoobe oo cuni jiray wax kasta oo qeyb ahaan ugu soo aadi jiray.
Leave a Reply