Sawiro:Xasan Sheekh oo Gaaray Asmara kadib markii Eritrea sheegtay inay Xirirka u Jarayso Somaliya

xasansheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, halkaas oo uu ku soo dhaweeyey dhigiisa Asias Afawerki.

Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlaya xiriirka labada dhinac, islaashiga dhinacyada ammaanka, siyaasadda iyo Heshiiska Ankata ee Itoobiya Bada lagu siinayo.

Dowladda Eritrea oo ka hortimid heshiiska Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya iyo in badda-cas marin badeed laga siiyo Itoobiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.