Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Askartii aanada qabiil lagu dilay Hirshabeele waxuuna kaloo eedeyn u Jeediyey Madaxwayne Xasan Sheekh.
Sheekh Shariif ayaa sheefay inuu aad uga xumahay dagaaladda sokeeye ee ka socda qeybo badan oo dalka ka mid ah iyo dhiiga soomaaliyeed ee micno darrada loo daadinayo waxayna dhacdooyinkaasi muujinayaan fashil siyaasadeed iyo rajo beel bulsho.
Leave a Reply